Bulshada Magaalada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ka faa’iideystaan duruusta Diiniga ee ka socda Masaajidda

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan waxaa jirta duruus Diini ah oo laga bixiyo Masaajida kala sida barashada Tafsiirka Quraanka kariimka,Axaatiista iyo casharo kale kuwaas oo dhamaantood muhiim ah .

Bulshada ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaana loogu baaqay in xiliyada ay firaaqada hayaan ka faa’iidaystaan casharada diiniga ah ee laga bixiyo Masaajidada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here