Bulshada Magaalada Kismaayo oo Cabasho ka Muujiyay bulaacadaha xaafadaha qaar oo Wasaq Badan ka Buuxdo

0
407

Kismaayo(Idaacada Waamo)Kadib burburkii dowladii dhexe ee dalka ayaa waxaa meesha ka baxday la xisaabtanka dadweynaha ee ilaalinta bilicda deegaanka,oo xaafadaha qaar aad ku arkeyso bulaacado ay biyo fadhiyaan,taasoo aan u wanaagsaneyn caafimaadka bulshada halkaasi ka ag dhaw.

Qaar ka mid ah bulshada Kismaayo oo ka cabanaya nadaafada darrada ayaa sheegay sida tan Qaar ka mid ah gudoomiyayaasha xaafadaha Kismaayo ayaa dhankooda ka hadlay nadaafada darrada iyo qatarta ka dhalan karto.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here