Bulshada magaalada Kismaayo oo bilowday Qaadasahada Tallaalka Covid-19

0
200

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo uu dhawaan  magaalada Kismaayo  uu soo gaaray Tallaalka Astrazeneca oo ah tallaal loogu tala galay in lagaga hortago qaadista xanuunka Covid-19 ayaa waxaa magaalada Kismaayo si xawli ah uga socdo qaadashada Tallaalka  goobaha ladhigay talalka ayaa waxaa kajiro mashquul aad u badan oo ah in ay korartay tirade dadka doonaayo in ay is tallaalaan.

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here