Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka goboleedka Hirshabeelle ayaa wadda dadaalo ku aadan sii ay uga qeyb qaadan lahayeen dib udhiska dalka iyo nabadda.
Qaar kamid dhalinyarada aqoonyahanada ee ku nool magalada jowhar ayaa sheegay in laga shaqeeyo dib udhiska dalka iyo nabadda iyaga dadka kale ugu baaqeeyn sidii wada jir lagu qeyb qaadaan lahayeen nabadda iyo dib u dhiska guud ahaan dalka.
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.