Bulshada magaalada Jowhar oo Looga Digay halista Cudurka Shubanbiyoodka

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dad Ku sugan deegaano hoosyimaada Magalada Jowhar ee Caasimada Hirshable ayaa Xiliyada qaar ka Cawdo Cuduro ay ka mid yihiin shubanka Biyoodka  , tiifowga , Jadeecada iyo Xanuuno  kale .

Xiligaan oo meelaha qaar uu ka curtay roobka daayrta ayaa Arintaasi waxaa ka digay dhaqaatiirta degmada Jowhar iyaga oo isu xilqaamay in ay Caawiyaan Dadka danyarta  ah ee ku nool meelaha miyiga Ku waasi oo xiliyada qaar la kulma cuduro halis ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here