Bulshada Magaalada Gaalkacyo oo loogu baaqay in ay Laamaha ammaanka la shaqeeyaan

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Gaalkacayo oo ay wehliyeen Saraakiisha Ciidanka Asluubta,Nabadsugidda  iyo Boliiska ayaa kormeeray baraha Koontarool ee magaalada Gaalkacayo,isagoona warbixinno ka dhageystay Saraakiisha Howlgalka ka wada gudaha magaalada Gaalkacayo inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacayo Cabdiraxmaan Sheikh Xasan Jimcaale ayaa baaq u diray Bulshada magaalada,isagoona u sheegay in ay Shacabka ay la shaqeeyaan Laamaha ammaanka.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here