Bulshada magaalada Dhuusamareeb oo loogu baaqay in ay ka fogaadan dagista gopbaha biyo mareenada ah

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli Sacadihi la soo dhaafay ay Magalada Dhuusamareeb ka da’een Roobab Mahiigaana ku waas oo ay daad kadhasheen ayaa dadka ku nool magalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa loogu baaqay in ay kafogadaan dagista goobaha biyo mareenada ah ee magaalada.

Maxamed Kaahiye Dhagnaas oo ka mid ah dadka u dheqdhaqaaqa arimaha bulshada ayaa bulshada Dhuusamareeb ugu baaqay in ay ka fogaadan meelaha biyo mareenka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here