Bulshada Magaalada Dhuusamareeb oo Loogu baaqay ilaalinta Deegaanka

0
140

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gadoomiyaha guddiya arrimaha bulshada Golaha deeganka dhuusamareeb Dr Sulaymaan Yuusuf Ahmed ayaa bulshada qeybaheeda kala duwan ugu baaqay joojinta xaalufinta dhirta.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here