Bulshada magaalada Dhoobley oo loogu baaqay inay ku dadaalaan wax akhriska

0
108

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Akhrisku waa quudinta,kobcinta, kor uqadida, maskaxda Haweenka waa hagaha tarbiyadaynta iyo Horumarinta   bulshada maadama Hooyada ay tahay soo saaraha waxa ugu qalisan Aduunka waa inay ka fikirto sidey usoo saari lahayd ubad meel walba ka dhisan xaga dineed iyo dhaqanba.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa wxaa ka Jiro naadi ay ku midaysanyihin Gabdho ku nool Degmada iyagona bulshada Qaybaheda kala duwan ku Dhiri galiya wax akhriska iyo Faa’iidoyiinka u leyahay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here