Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wax ka yar hal todobaad ayaa ka dhimman curashada bisha barakeysan ee Ramadan Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa hadda wada diyaar-garowgi ugu danbeeyay ee ay ku soo dhaweynayaan bisha kheyrka iyo raxmadda ee Ramadan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.