Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada dowlad goboledka Jubbaland ayaa dhowrkii sano ee ugu dambeeyay waday daadaalo lagu joojinayo xaalufinta deegaanka ayadoo bulshada lagu wacyigaliyay muhiimada dhirtu u leedahay bulshada iyo deegaanka.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.