Bulshada kunool magaalada Kismaayo oo loogu baaqay iney iska baaraan Cudurada

0
84

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool magaalada Kismaayo oo loogu baaqay in iska baaraan Cudurada, Dr. Axmed Cusmaan Dheel oo ka mid ah dhaqaatirka Kismaayo ayaa waxuu bulshada ugu baaqay in ay iska baraan cudurka HIV /AIDS-ka iyo cudurada kale.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here