Bulshada kunool magaalada Kismaayo oo lagu baqay in ay ilaaliyaan Caafimaadkooda

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Caafimada waa waxyabaha ugu muhiimsan ee bulshada loga baahan yahay in ay ku dadalaan.

Bulshada waxaa looga baahan yahay in ay markasta ka taxadaraan Caafimaadkooda si aysan cuduro badan u qaadin.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here