Bulshada kunool Kismaayo oo soo dhaweeyey amarka lagu mamnuucay Indha Shareerka

0
103

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyada oo dhawaan booliiska Gobalka Jubbada hoose amar kasoo baxay lagu mamnuucay Xirashada indho shareerka sababo amni dartood ayaa waxa si wayn usoo Dhaweeyay qaar kamid ah bulshada kunool magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada hoose.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here