Bulshada Kunool Kaamka Madiina oo ka codsaday in laga caawiyo Adeegyada aas aasiga u ah nolosha

0
134

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah deegaanada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay saameyn ku yeelatay barakacayaashan degan Kaamka Madiina ee duleedka Magaalada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here