Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kadiba burburkii dowalada dhexa ee soomalia dad badan waxaa ay qaxooti ku noqdeen dalka dibadiisa kuwasoo ay hoyo u noqtay kumaanaan somalia ah .
Qaarkood waxaa ay dib ugu soo labteen dalka gudahiisa, waxiyna u horseetay in ay yaradeen waxyabihii ay ku taami jireen inaye ka guul garaan, walidiin badan ayaa waxa ay barkac ku noqdeen kamam badan oo ku yaalo magaladda kisimaayo, waxayna qaarkood ay ka soo barkaceen deganaanada hoostaga dowalada gobaledka Jubbland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.