Bulshada Kunool Degmada Xudur oo looga digay Wadooyinka Qashinka la dhigo

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ilaalinata Bilcada Magaalada waxaa ay qeyb weyn ka qaadaneysaa in laga hortago waxyaabaha Nadaafad darada u keena kara.

Degmada Xudur ayaa waxaa ka socda dadaallo wax loogu qabanaayo goobaha ay ka jiraan Nadaafad darada si loogu hortago dhibaatada Caafimaad daro ay  ka dhalan karta iyadoo la kaashanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here