Bulshada kunool Degmada Jalalaqsi oo codsaday in loo dhiso buundada Degmadaasi 

0
35
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Buundada degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saameyn weyn ku yeelatay fatahaadii  Wabiga Shabeelle  ee dhowaan halkaasi ku dhuftay.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here