Bulshada Kunool Deegaanka Shalanbood oo Soo wajahdey biyo la`aan baahsan

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaanka Shalaanbood oo hoos tago Degmada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose waxaa ka jirta biyo la’aan aad u daran oo samaysay dadka iyo duunyada halkaasi kunool,  Afar Ceel oo halkaasi ku yaalay ayaa gabi ahaanba carada duugtey.

Abdinoor Samriye ayaa wabrixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here