Bulshada Kunool Deegaanka Jeexdin oo Biya la’aan Soo wajahday

0
69
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada Kunool deegaanka Deegaanka Jeexdin ee hoostaga magaalada Gaalkacyo ee ee Gobolka  Galmudug  ayaa waxaa ka jirta baahi dhinac biya La’aaneed oo ay soo wajahday Dadka Kunool Deegaanka 
Bulshada ku nool deegaanka  Deegaanka Jeexdin ayaa waxaa intooda badan ay yihiin xoolo dhaqato waxiyna  la yihiin biyaho ay naaftooda iyo xoolahooda ay waraaabsadaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here