Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cilmi baaris ay sameyeen khuburada caafimaadka ayaa lagu sheegay in faa’iidooyin caafimaad ay ku gadaamantahay isticmaalka khudaarta nuucyadeeda kala duwan
qaar kamida bulshada magalada dhobleey ayaa ka hadlay faaiidoyinka qudarta cagaran
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.