Bulshada ku nool magaalada kismaayo oo maamulka ugu baaqay in ay wax ka qabtaan Ciriiriga ka jira wadooyinka

0
188

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo Xarunta Ku meel gaarka ee Dowlada Goboleedka Jubbaland waa magaalo Xeebeed leh Dekad ay Kasoo dagaan Gawaarida Noocyadooda kala duwan iyo Shicnadaha Ganacsiga.

Magaalada ayaa waayadii dambe waxaa Laga dareemayaa Ciriiri iyo Jaam badan oo dhanka wadooyinka ah maadaama ay Magaalada Maalinba Maalinta Ka dambeysa ay sii Kordhayaan Gawaarida Noqonayo Taksiga iyo Ciriiriga badan ee Ka jira Wadooyinka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here