Bulshada Ku nool Deegaano hoos-taga Buuhoodle oo codsaday in loo qodo Ceelbiyood

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool degaanka Daarisalaam, oo hoostaga degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer, ayaa codsaday in loo sameeyo Ceel-biyoodyo maadaama degaanku uusan lahayn wax ceel-biyood ah.

Deegaanka ayaa waxaa ku nool boqolaal qooys ah oo danyar ah kuwaasi oo aan iibsan Karin biyaha iibka ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here