Bulshada ku nool Deegaanka Qaam Qaam oo Codsaday in loo dhiso Xarun Caafimaad. 

0
321
Kismaayo(Idaacada Waamo)Deegaanka Qaamqaam waxa uu ka mid yahay deeganada ku dhaw wabiga jubba isagoona leh beero ku dhaw wabiga jiinkisa iyo kuwa kale ee ku yaala deegaanka
hadaba dadka deegaanka ayaa nolashooda waxa ay ku tiirsan tahay tacbashada beeraha iyo dhaqashada xoolaha.
Deegaanka qaam qaam ayaa waxa haatan ka jira baahi dhanka caafimaadka dadka ey la soo darsaan xaladaha caafimaad darada ah ayaa waxaa la keenaa magalada kismaayo
waxeyna dadka deegaanka codsanayaan in loo sa meeyo goobo caafiimd  si bulshada. deeganka ay u helaan adeeg yada ay u baahan yihiin.
dhanka kale Cali Faarax Ismaaciil Gudoomiyaha deegaanka ayaa ka warbixinaya dhankiisa baahiya Dadka deegaanka ay qabaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here