Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool deegaanka Barkadda Shariifada ee kaga beegan magaalada Kismaayo dhinac galbeed ayaa waxaa aysan heeysanin adeegyada asaasiga u ah nolasha,waxayna dadkan ay u baahan yihiin in la caawiyo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.