Bulshada ku nool Baar-Sanguuni oo Xarun Caafimaad in loo hergeliyo codsaday

0
285

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo uu cudurka korono feyraas uu dib u soo laba kacalayay dalka ayaa waxaa Deegaanka Baar- Sanguuni ee dhaca dhinac waqooyi  magaalada Kismaayo ay daremayaan Cudurka Duumada iyo cuduro kale .

Bulshada ku nool degaanka ayaan haysanin goob Caaafimad oo lugu dabiibo
Waxayna jira  mararka qaar dad ay soo dirtay Wasaarada caafimada Jubbland in  ay soo gaaraan Dadka Deegaanka si ay u dawayeen bulshada kunool  Baar-Sanguuni.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here