Bulshada ku dhaqan Xaafadda Farjano ee kismaayo oo ka cabanaya burburka Wadooyinka

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose ayaa kamida magaaloyinka ay samanta daran ugasatay masiibada elniino oo dhawaan ku dhufatay qaybo kamida qobalada dalka

Dhibaatooyinka ay reebtay Elniino ayaa waxa kamida burbur ay ugayasatay wadooyinka muhiimka ah ee magalada kismaayo taas oo caqabad kunogotay isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here