Bulshada ku dhaqan Kaam Bu’aale oo codsaday in waddo loo sameeyo

0
415

Kismaayo(Idaacada Waamo)Barakacayaasha ku nool Kaamka Bu’aale ee magaalada Kismaayo ayaa waxay codsadeen in loo sameeyo waddo,maadama wadooyinka gala ay yihiin wadooyin bacaad ah.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here