Bulshada Kismaayo oo u damaashaad taga maalmaha nasashada xeebaha Magaalada Kismaayo.

0
300

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xeebta Liido ee magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah  Xeebaha dadku u damaashaad tagaan maalmaha nasashada,waxaana Kubad ku Ciyaara dhalinyaro is ballansato oo kooxo kooxo u kala baxdo.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here