Bulshada Kismaayo oo u dalxiis taga Beerta Xayawaanada Kismaayo

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Balshada ku nool magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose gaar ahaan Dhalinyarada ayaa Maal mahaan bilaabay inay u dalxiis iyo daawasho tagaan xarunta xayawaanada oo ku taala Duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo.

Xarunta Xayawaanada iyo dalxiiska oo ah mid la aas aasay sanadkii 2018-kii ayaa ayaa dhawaan dib u habeyn lagu sameeyay si ay u noqoto goob dalxiis oo dadku kusoo hiran karaan dhaqaalo abuurna laga samayn karo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here