Bulshada Kismaayo oo soo dhaweysay heshiiskii Madaxweynaha Jubbaland iyo Hogaanka Isbadal-doonka

0
281

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Iyadoo Isbuucii la soo dhaafay,ay magaalada Nirobi ee caasimada dalka Kenya ku kala saxiixdeen heshiis,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo hogaanka Isbadalka doonka Jubbaland,ayaa waxaa soo dhaweeyay shacabka magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here