Bulshada Kismaayo oo Loogu baaqay inay Nadaafada ku dadaalan

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Maxamed Muxumed Sasan Xiirey oo ah madaxa fayadhowrka ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada  Jubbaland ayaa ka hadlay cudurada ka dhalan kara wasaxda iyo shaqashinka hadii aan la iska asturin oo la gaayn meelaha munaasabka ku ah.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here