Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay inay maamulka degmada kala shaqeeyan habsami u socodka dhimaha wadooyinka

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degamada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullahi Maxamed farawayne aya bulshada reer Kismaayo ugu baaqay in Maamulka Dowlada hoose ay kala shaqeyaan habsami u socodka dhismaha wadooyinka ayna fududeeyaan duminta dhismayaasha uu cabirka wadooyinku soo galo .

Hamdi MahamedĀ ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here