Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ilaaliyaan Nadaafada Wadooyinka

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Nadaafadda waa imaanka barkiisa waxaana lama maarmaan ah in bulshada ay iska fogeeyaan waxyaabaha deegaanka wasaqayn kara sida qashinka si looga fogaado in cuduro dilaacan sido kala kor loo qaado bilicda deegaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here