Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay inay dhir badan beeraan si looga hortago isbadalka cimilada

0
33

Bulshada Soomaaliyeed ayaa ah ku la daala dhacaya saamaynta ka dhalatay isbadalka cimilada sida abaaraha ,daadadka xili robaadka iyo fataahod sanado badan soo noq noqday.

Dadka oo aan fahan buuxa ka haysan isbadalka cimilada iyo samaaynta ka imaan karta ayaa bulshadadeena ka  dhigtay kuwo u nugul isbadlka ka dhasha cimilada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here