Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda hoose ee Degmada Kismaayo ayaa mudooyinkii laso dhaafay waday dadaala sare loogu qaadayo bilicda iyo nadaafada magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose oo dhinaca kale ay ka socdan dhismaha wadooyinka laamiga ah kuwaas oo waxbadan kusoo kordhiyay bilicda iyo Hormarka Ganacsi ee magaalada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.