Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay Cabidda Biyo Nadiif ah

0
52
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabidda biyaha wasaqaaysan ee aan la daawayn ayaa waxaa ka dhasha cuduro kala duwan oo halis galin kara caafimaadka bulshada ku waas oo ay ka mid yihiin Tiifowga ,Daacuunka Cagaarshowga iyo cuduro kale.
Bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa loogu baaqay in ay ilaaliyaan Nadaafada Biyaha ay isticmaalayaan gaar ahaan in ay iska karkariyaan ama kaloorin ku daraan biyaha la cabo si ay uga badbadaan cudurada ka dhasha isticmaalka biyaha wasaqaysan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here