Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ka qayb qaataan dib u dhiska Buundooyinkii roobku bur-buriyay

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka dayrta ee daadadka watay iyo fatahaada wabiga Jubba uu ka gaystay deegaanada dowlad goboledka Jubbaland ayaa bur buriyay buundooyin muhiim u ahaa isu socodka bulshada ku waas oo ay ka mid ahayd buundo yar oo ku taalay deegaanka Buulo-Gaduud taas oo gabi ahaanba ay biyuhu burburiyeen.
Buundada goday ee deegaanka Buulo gaduud ayaa saamayn ku yeelatay isu socodka bulshada maadaama ay ku taalay bartamaha laamida isku xira deegaanada gosha iyo Magaalada Kismaayo ‘go’itaanka buundada ayaana sababtay in deegaanada qaar aan la isaga kala gudbi karin.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here