Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili Xeebta Kiboora ee Magalada Kismaayo uu ku soo caariyay midkamida noolayaasha bada kaas oo ahaa Nibiri xajmigiisu waynyahay ayaa waxaa isugu yimid dadwayne kala duwan.
Nibiriga baqtiga ah oon la ogayn sababaha uu u dhintay ayaa Bulshada ku dhaqan magalada kismaayo nlooga digay khataraha Cafimaad ee laga dhaxli karo Nolayaasha bada kasoo cariya taas oo ayna bulshadu ku baraarugsanayn.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.