Bulshada Kismaayo oo looga digay cudurada ka dhashay Kaneecada

0
307

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duumada waxaa sababa dulin ku dhaca Plasmodium. Ku dul-nooleyaashu waxay ku faafaan dadka iyada oo loo marayo qaniinyada kaneecada dumarka Anopheles ee cudurka qaba.

Sanadkii 2018, kiisaska malaariyada ee qaarada Afrika waxaa lagu qiyaasay 50% waxaana uu siweyn loogu arkay wadamada aadka faqiirka u ah oo aan la dagaalami karin.

Hadaba Dr C/laahi Ibraahim Salaad oo ka mid ah dhaqaatiirta caafimaad ee ku nool magaalada kismaayo ayaa bulshada uga digay dhibaatada ay leedahay Kaneecada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here