Bulshada Jubbaland oo loogu baaqay in ay u diyaargarobaan isbadalka Cimilada

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli dunidu la dalaa dhacayso Isbadalka Cimilada ee marba marka ka dambeysa si xumaanaya ayay Soomaaliyana ka mid tahay meelaha sida daran looga dareemayo saameynta  isbadalka cimilada waxaa la saadaalinaya in qaaradda Africa ay kusoo wajahan tahay Masiibada Elnino oo wadata kuleyle iyo abaaro daran.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here