Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan dadka Soomaaliyeed ayaa leh dhaqan iyo xeerar soo jireen ah, kuwaas oo ay ku xalliyaan khilaafaadka dhexdooda ka dhaca,Waxaana ka mid ah caddaaladda ku dhisan suluxa oo bulshada ku xallisa khilaafaadka dhexdeeda ka dhaca.
Guddoomiyaha arrimaha bulshada ee Baarlamaanka Jubbaland, Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed, ayaa ka warbixiyay muhiimada ay leedahay caddaaladda ku dhisan suluxa, isaga oo bulshada ugu baaqay inay cashar ahaan u bartaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.