Bulshada Jubaland oo loogu baaqay tacbashada Beeraha

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada somaliyeed ayaa ah kuwo xoolo dhaqato iyo Beeralay ah madaama uu wadanku yahay mid ku haboon dhaqashada xooloaha iyo tacbashada Beeraha taas oo ka dhigtay labada il dhaqaale ee ugu Muhiimsan wadanka

Sanadadii u dambeeyay waxa sii yaraanayay wasoosaarka beeraha iyo xoolo dhaqasha sababa la xiriira isbadalka Cimilada ee sii xumanaya oo samayn ku yeeshay iyo Bolshada oo kasoo hayaamaya degaanada miyiga iyagoo usoo guuraya Magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here