Bulshada Jowhar oo loogu baaqay in baraha bulshada ay u isticmalaan dhanka wanaagsan

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Culumada ku dhaqan Gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaan degmada Jowhar ayaa ah kuwa door muhiim ah ka qaata joojinta waxyaabaha dhibaatada ku ah bulshada iyo diinta islaamka oo ay ka mid tahay maandooriyaha isticmaalka baraha bulshada ee dhanka qaldan’gudniinka fircooniga iyo waxyaabo kale ee bulshada dhibataayn kara.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here