Bulshada Jowhar oo loogu baaqay in ay qaatan wacyigelinta la xiriira Caafimaadka

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Si looga hortago cudurada faafa iyo kuwa saameeya Caafimaadka Bulshada ayaa dhaqaatiirta Magaalada Jowhar waxa ay ku baqeen in la jogteeyo wacyigelinta la xirira caafimaadka aadanaha islamarkana loo baahanyahay in bulshada ay ku dadaalan caafimaadkooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here