Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qashinka oo lagu daadiyo goobaha aan munaasabka ahayn sida marinada bulshada istimaasho ayaa waxaa ka dhasha nadaafad xumo iyo in ay dilaacan cuduro kala duwan ku waas oo qatar ku ah badqabka caafimaadka bulshada.
Dhaqatiirta ayana had iyo jeer bulshada Soomaaliyed kala taliya inay iska fogeeyaan qashinka si ay uga badbaadan cudurada ka dhasha qoobaha wasaqaysan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.