Bulshada iyo maamulka Magaalada Dhooblay oo bilaabay hirgalinta Wado lagu dhisaayo qaab isku Tashi ah

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha Wadooyinka ayaa door muhiim ah ka qaata Horumarinta iyo kor u qaadista kaabayasha dhaqalaha iyo sido kale Kor u qaadista Bilicda Magaalooyinka Dalka .

Maamulka iyo Bulshada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo iskaashanaya ayaa bilaabay Dhismaha wadada dhaxmarta Badhtamaha Magaalada taasi oo caqabado badan lagala kulmi jiray xiliyada Roobku da’o.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here