Bulshada Gobalka Hiiraan oo looga dhigay fatahadaha uu samaynayo wabiga shabeelle

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli uu Roobabkii dayrta ay ka curteen Magaalada Baladweyne ayaa hadana waxaa laga cabsi qabaa in uu fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeelle sida looga bartay sanadhii udanbeeyay sanad walba marka lagaaro xili Roobaadka.

Maamulka Baladweyne ayaa bulshada ku dhaqan gobalka ugu baaqay in dadka degana hareeraha Wabiga ay ka fejignaan dheeri ah sameeyaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here