Bulshada Galmudug oo loogu baaqay in ay bartaan Farsamada Gacanta

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyi tacliinta sare ee Galmudug Maxamed Xaashi Dhoorre ayaa waxaa uu ka hadlay muhiimadda ay bulshada u leedahay in la barto xirfadaha Farsamada gacanta isaga oo xusay in wasaaraddu ay wado qorshooyin lagu horumarinayo barasada farsamada gacanta.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here