Bulshada Dhuusamareeb oo loogu baaqay in ay ka shaqeeyaan Nadaafadda Magaalada

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo inta badan xili Roobaadka waddooyinka waa weyn ee Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada galmudug ay fariistaan biyo kuwa oo sameyn ku yeesha isku socodka dadka iyo gadiidka ‘ mararka qaar biyaha wasaqda ee fadhiga Wadooyinka ay ka dilaca xanuno kala duwan ayaa Agasimaha waxda fayadhowka iyo bilicsoocelinta Magalada Dhuusamareeb ee Caasimada galmudug Shariif Mohamed Geedi waxaa uu bulshada magalada Dhuusamareeb ugu baaqay inay ku dadaalaan nadaafada si looga hortago qatarta Caafimaad darro ee ka dhalan karta biyaha wasaqaysan ee xili Roobaadka wadooyinka fariista.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here